Bakool
Ciidanka Xoogga dalka oo dib u furay waddooyin ay go’doomiyeen Al-Shabaab
Bakool (Halqaran.com) - Ciidanka Xoogga dalka ayaa ku guuleystay inay isku furaan wadooyinka isku xira degmooyinka Waajid, Tiyeeglow iyo Qansaxdheere oo gobolada Baay iyo...
Diyaarad gargaar siday oo ka degtay Degmada Xudur ee G/Bakool
Xudur (Halqaran.com) – Diyaarad sida gargaar kala duwan kana baxday Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa Isniintii maanta ka degtay degmada Xudur ee...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ciidanka xoogga dalka kala hadlay dagaalka ...
Bakool (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa kulan looga hadlayay dagaalka Al-Shabaab ee gobalka Bakool la qaatey...
Dowladda Somaliya oo qalab caafimaad iyo dawooyin gaarsiisay degmada Xudur ee...
Xudur (Halqaran.com) - Mas’uuliyiin ka socota xukuumadda oo ay hoggaaminayeen howl-wadeenno ka tirsan xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa Talaadada maanta ah qalab caafimaad iyo dawooyin...
UPDATE: Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo Al-Shabaab deegaanno cusub kala wareegay
Bakool (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya deegaanno ka tirsan gobolka Bakool ayaa sheegaya, in ciidamada dowladda Soomaaliya ee halkaasi ku sugan ay howlgal kula...
Madaxweyne Laftagareen oo maanta xariga ka jaray xarunta cusub ee maamulka...
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Sabtidii maanta si rasmi ah xarigga uga jaray xarunta...









