Saturday, March 14, 2026
26.6 C
Mogadishu

Shil diyaaradeed oo ay dad ku dhinteen oo ka dhacay Australia

Australia (Halqaran.com) – Illaa iyo 4 ruux ayaa ku geeriyootay, 3 kalena si xun ayey ugu dhaawacmeen, kadib, markii ay Labo Helicopter isku dhaceen xilli ay Hawada Dhexe duulayeen dalka Australia.

Shilkaasi oo ka dhacay meel ku dhow Barxadda Xeebta Golden Coast ee aadka u mashquulka badan bishan January ee Fasaxa xilliga Kulaylaha.

Mid ka mid ah Helicopter-ada ayaa shilka kadib si nabad ah ku degtay Bacaadka Xeebta,  balse firirka burburka ee Helikopterka kale ayaa ku daadsanaa Deegaankaasi.

Taliyaha Badbaadada Gaadiidka ee Australia, Angus Mitchell ayaa sheegay inuu soco baaritaanka waxa sababay Shilkaasi.

Adeega Ambalaaska ee Queenland waxay sheegeen inay goobta ka qaadeen 13 qof oo ku dhaawacmay Shilkaasi.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...