Sunday, April 19, 2026
28.7 C
Mogadishu

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS oo la kulmay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Sabtidii maanta ah kulan la qaatay Safiirka Jaamacada Carabta u fadhiya dalkeenna Amb. Salah Elguneid.

Danjiraha oo ugu horeyn Guddoomiyaha ugu mahadceliyey soo dhoweynta loo samaayay ayaa xusay in Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya kaalin muuqato uu ku yeesho Jaamacada Carabta.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa dhankiisa Jamaacada Carabta ku amaanay doorka muhiimka ah ee ay ku leeyahiin iskaashiga dhanka horumarada iyo tayeynta howl-wadeenadda Golaha Shacabka.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...