Safiirka Jaamacadda Carabta
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS oo la kulmay Safiirka Jaamacadda Carabta ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Sabtidii maanta ah kulan la qaatay Safiirka Jaamacada Carabta...




