Thursday, May 7, 2026
28.1 C
Mogadishu

DHAGEYSO: DF Soomaaliya oo sharci cusub ka soo saaraysa khudaarta dibadda laga keeno

Muqdisho (Halqaran.com) – Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Eng, Cabdullaahi Cali Xasan ayaa sheegay inay sharci kasoo saari doonaan joojinta khudaarta dibadda laga keeno, iyada oo dalka laga heli karo.

Wasiirka oo ka qeyb galay Barnaamij ka baxey Warbaahinta Dowladda ayaa sheegay in dib u eegis lagu sameyn doono waxyaabah dalka laga dhoofiyo iyo kuwa la keenao, taasoo uu sheegay in sharciyo xakameynayo dhawan ay baarlamaanka ansixiyeen, isla markaana Madaxweynaha uu saxiixi doono.

Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya ayaa si gaar ah waxaa uu diirada u sarey dhinaca khudaarta oo qaarkood dibadda ka yimaada sida dalalka deriska ah,

Eng. Cabdullaahi Cali Xasan ayaa waxa uu sheegay inay joojin doonaan in dalka la keeno khudaar laga heli karo Soomaaliya.

Halka hoose ka dhageyso Codka Wasiirka Ganacsiga:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...