Thursday, June 18, 2026
25.7 C
Mogadishu

Madaxweynaha Jubbaland ‘Axmed Madoobe’ oo gaaray Dhoobley

Dhoobley (Halqaran.com) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Madoobe oo mudo Safar shaqo ku joogay Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa Jimcihii maanta gaaray Magaalada Dhoobley.

Waxaa Madaxweynaha Safarka uu ku tagay Degmada Afmadow ku wehelinayay Sarakiil Ciidan iyo qaar kamid ah labada gole ee Dowlada.

Inta uu Axmed Madoobe ku sugnaa Degmada Afmadow waxaa isbaddel la taaban karo lagu sameeyay howlaha ay Xukuumada halkaasi ka wado.

Sidoo kale, wuxuu kaloo Madaxweynaha Jubbaland uu halkaas inta uu joogay la kulmay Ciidamada Darawiishta Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Aagaas ka howlgala iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...