Thursday, March 12, 2026
26.7 C
Mogadishu

DEG DEG + DAAWO MUUQAAL: Somaliland oo Hay’adaha Caalamiga ah ku Qasabtay inay isticmaalaan Erayga Jamhuuriyadda, kuna hanjabtay..

Hargeysa (Halqaran.com) –  Xukuumadda uu hoggaamiyo madaxweyne Muuse Biixi ayaa shaaca ka qaaday, in hadda kaddib hay’adaha caalamiga ah ee ka howlgala deegaannada Somaliland u hoggaansamaan dastuurka u yaalla dowladda.

Dhammaan Hay’adaha ka shaqeeya gobollada iyo deegaannada ay ka taliso Somaliland ayaa lagu qasbay inay isticmaalaan hadda wixii ka dambeeya Ereyga JAMHUURIYADDA SOMALILAND.

Haddaba Hoos ka Daawo Muuqaalka:

DAAWO MUUQAALLO KALE ,Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:

DEG DEG + DAAWO MUUQAAL: Somaliland oo Albaabada u laabtay Xafiisyadii maraakiibta Barbara & Shaqaalihii oo xabsiga la dhigay!

DAAWO VIDEO: Saraakiil ka tirsan Somaliland oo si kulul ugu jawaabtay Puntland (Maxaa Cusub)?

DEG DEG + DAAWO MUUQAAL: Wafdigii Beesha Garxajis oo Hargeysa ku soo noqday, War cusubna ka sheegay arrinta Korneyl Caarre iyo dagaalkii Sanaag.

DAWO MUUQAAL: Jabuuti oo si Diblomaasiyadaysan ugu sheegtay Madaxweynaha Somaliland ‘Biixi’ mawqifkeeda Midnimada Somaliya & BIIXI oo sheegay in…

Xafiiska Halqaran.com, Hargeysa
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...