Sunday, December 14, 2025
26.5 C
Mogadishu

DAAWO VIDEO: Xildhibaan Jeesow oo Weerar culus ku Qaaday Xildhibaanadii Kismaayo Tagay ee Taageeray Axmed Madoobe, dhulkana ku jiiday!

Kismaayo (Halqaran.com) – Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo mid ka mid ah xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa si kulul uga hadlay Xildhibaano uu kamid yahay Axmed Macalin Fiqi oo kismaayo tagay, kuwaasi oo  taageeray madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe.

“Waan ka Raali gelinayaa dhammaan Ummada Soomaaliyeed   Xildhibaannada sida Indho la’aanta ah u taageeray Axmed Madoobe,       oo dhibaato badan ku haya dadkiisa, Xildhibaannada ka hadlay Kismaayo  uma muuqdo khaladka uu sameeyay Axmed Madoobe”. Ayuu yiri Daahir Jeesow.

Mar uu hadalkiisa sii watay ayuu  Fariin gaar ah u diray Xildhibaan Fiqi iyo Xildhibaanada kale oo Mucaaridka ku ah Dawladda dhexe.

“Hadii aad kala garan waydo Nacaybka aad u Qabto Madaxwayne Farmaajo iyo Ra‘iisul wasaare Xasan Cali Khayre iyo Shacabka Soomaaliyeed ee aad matasho, hadaad kala garan waydo dhibkeeda ayay leedahay.” Ayuu yiri Xildhibaan Jeesow.

Xafiiska Halqaran.com, Muqdisho
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...