Friday, March 13, 2026
26.5 C
Mogadishu

DAWO MUUQAAL: ”Kornayl Caarre waxa uu Awoodda ugu badan ka helaa Waddani, Garxajisna..”Garabka Haweenka ee Xisbiga Kulmiye.

Hargeysa (Halqaran.com) –Marwo Muno Macallin garabka haweenka ee Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye oo la hadashay Telefeshinka Sahan, ayaa markii ugu horreysay ka hadashay, xaaladda guud ee Somaliland iyo Jabhadda uu hoggaamiyo Korneyl Caarre. Sidoo kalena dhalliilo ka difaacday madaxweyne Muuse Biixi iyo taliyaha guud ee ciidamada Somaliland.

Waxayna sheegtay in dadka deegaanka ay ka soo jeedo ay ku taamayaan nabadda Somaliland ka jirto iyo hayaanka xukuumadda ay ugu jirto dhanka horumarka.

Haddaba Hoos ka Daawo Muuqaalka Marwo Muno Macallin:

DAAWO MUUQAALLO KALE ,Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:

XOG CUSUB: Xukuumadda uu hoggaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi oo si kulul loo cambaareeyay, kadib Shirkii Japan iyo Afrika (Maxaa cusub?)

WAR CULUS: Wasiir Beyle ”DF Somaliya Al-Shabaab uma Diidi Karto in ay Canshuuraan Ganacsatada Muqdisho’ +(Ogow Xaqiiqda Jirta)!

UPDATE: Maxay maanta kawada hadleen Duqa Muqdisho ‘Cumar Filish’ iyo RW Xasan Kheyre? Kadib kulan ku…

DHAGEYSO: Wasiir ka tirsan Galmudug oo bah-dilay Ciidamada AMISOM ee la geeyay Dhuusamareeb (Ogow Wax badan)!

Xafiiska Halqaran.com, Hargeysa
Halqarannews@gmail.com 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...