25.7 C
Mogadishu
Wednesday, October 16, 2024
Advertisment
Muqdisho (HalQaran.com) - Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa Arbcada maanta ah sheegay inuu billaabay dhimista tirada ciidamada, si waafaqsan qorshaha amniga loogu wareejinayo ciidamada qaranka Soomaaliya. “ATMIS waxay billowday yareynta ciidamada si waafaqsan qaraarka QM oo ku qasbaya ATMIS...
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Wareegtada lagu magacaabay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Guuto Ibraahim Sheekh Muxiyadiin iyo Taliyaha Ciidanka Lugta Sarreeye Guuto Axmed Aadan Cali, isagoo tixraacaya qodobbada 87-aad, 90-aad ee...
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa labo kulan la kala qaatay Guddiga La socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo Guddiga Madaxa-bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka oo uu kala hadlay muhiimadda dhammeystirka dastuurka KMG...
Hargeysa (HalQaran.com) - Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe ayaa si kulul uga jawaabay hadalkii kasoo yeeray Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Dani ee ahaa in Somaliland ciidankeeda ka qaado Laascaanood. Mr Waraabe ayaa sheegay in ciidanka...
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JF Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Daah-furay Dhoofinta Hilibka Xoolaha Soomaaliya ee loo iibgeynayo dalka Sacuudiga. Mr Barre ayaa ku tilmaamay tallaabo guul ah dhoofka hilibka Xoolaha Soomaaliya ee ay ogolaatay Boqortooyada Sacuudigu,...
Muqdisho (HalQaran.com) - Guddi ka socday Midowga Afrika ayaa soo gebagebeeyey socdaal xaqiiqo raadin ah oo ay ku yimaadeen Soomaaliya, si ay u qiimeeyaan xaaladda amniga ka hor qorshaha dhimista ciidamada ATMIS. Ergayga Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa howlgalka...
Muqdisho (HalQaran.com) – Maamulka gobolka Banaadir ayaa soo saaray go’aanno cusub, kuwaas oo lagu faray dhammaan gaadiidka noocyadiisa kala duwan, sida Mooto Bajaajta, gawaarida iyo Mootooyinka laba lugaaleyda ah oo ay bulshada adeegsato. Go’aanka ka soo baxay maamulka gobolka Banaadir...
CAPE TOWN (HalQaran.com) - Markii ay dadku maqlaan Koonfur Afrika, waxaa islamarkiiba kusoo dhacaya Muwaadiniin Soomaaliyeed oo mehrado ganacsi ku dhex jira, kuwaasi oo mararka qaar la kulma dhibaatooyin ay naftooda ku waayaan, ama ay ku naafoobaan, amaba hantidooda...
Laascaanood (HalQaran.com) - War-saxafaadeedka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa waxaa soo saaray madaxweynaha golahaas, Lana Zaki Nusseibeh oo ah danjiraha halkaa u fadhida Isutagga Imaaraadka Carabta. Waxaa qoraalka lagu sheegay in goluhu uu soo dhaweynayo dedaallada ay wadaan dowladaha...
Muqdisho (HalQaran.com) - Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo uu shir guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyay Jiheynta Hannaanka Doorashooyinka dalka, dib-u-eegista ku talagalka Miisaaniyadda Dowladda 2023. Golaha Wasiirada ayaa sidoo kale ansixiyey magacaabista Maamulka Hay’adda Aqoonsiga...
Sharma El-Sheekh (HalQaran.com) - Wafdi ka socda Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa ka qeybgalaya Madasha Caalamiga ah ee Hay’adaha Isgaarsiinta Adduunka (GSR-23) oo uu soo qabanqaabiyay Midowga Isgaarsiinta Adduunka. Madashan oo ka dhacaysa magaalada Sharma El-Sheekh ee dalka Masar ayaa...
Kismaayo (HalQaran.com) - Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Isniintii maanta magaalada Kismaayo ka daahfuray shirka madasha xiriirka arrimaha bini’aadannimada Soomaaliya. Mr Madoobe oo khudbad ka jeediyey furitaankii shirkaas ayaa musiibo ku tilmaamay deeqa iyo raashinka la...