Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
WAR XASAASI: Wax ka Ogow saddex arrimood oo ku daahsoon dib...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Markii saddexaad ayuu dib uga dhacay shirka loogu magac daray dib u heshiisiinta Galmudug waqtigii loo muddeeyay.
Xukuumadda Federaalka oo hoggaanka u...
DHAGEYSO: Qorshaha Kenya ugu qarsoon codsiga ku aadan in la hakiyo...
Nairobi (Halqaran.com) - Warbaahinta dalka Kenya ayaa qoray in dawladda dalkani ay ka codsatay maxkamadda caalimiga ah ee cadaaladda in ay dib u dhigto...
DHAGEYSO: Kala carar iyo Boobkii ugu xumaa oo ka socda Koonfur...
K/Afrika (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya, in Soomaalida ku nool magaalooyinka Koonfur Afrika ay soo food saartay xaalad...
Ma rumeysan tahay in cunista baradhada la shiilay ‘Chips’ uu indho-la’aan...
Bristol (Halqaran.com) - Khubarada waxay ka digayaan halista "cunto iska badinta" ka dib markii will 17 jir ah uu beelay araggataas oo aan dawo...
DAAWO SAWIRRO: Maxaa ka soo baxay Kulankii dhexmaray agaasimaha madaxtooyada iyo...
Muqdisho (Halqaran.coom) - Agaasimaha Madaxtooyada Qaranka Dr.Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) ayaa kala hadlay Madax ka socotay Bangiga Adduunka xal u helista dhibatooyinka biyo yaraanta...
DEG DEG: DF Somalia oo diiday dalabka Kenya ee dib u...
Muqdisho (Halqaran.com) – Jamhuuriyadda Federaaka ah ee Soomaaliya ayaa ku gacan seertay codsiga Kenya ay maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda ee ICJ uga dalbatay in la...







