Tuesday, April 21, 2026
29 C
Mogadishu

DHAGEYSO: Qorshaha Kenya ugu qarsoon codsiga ku aadan in la hakiyo dhageysiga kiiska badda +(XOG LA HELAY)

 

Bidix, Madaxweyne Farmaajo, Middig Uhuru Kenyatta / Sawir Hore

Nairobi (Halqaran.com) – Warbaahinta dalka Kenya ayaa qoray in dawladda dalkani ay ka codsatay maxkamadda caalimiga ah ee cadaaladda in ay dib u dhigto dhageysiga dacwadda badda ee ay Soomaaliya ay xareysay.

Dawladda Kenya ayaa sheegtay in u baahan tahay in qareeno difaaca oo cusub ay qorato, sidaas darteedna ay waqti dheeri ah u baahan tahay.

Dhanka kale, dowladda Soomaaliya ayaa diiday codsiga dib u dhigista ee Kenya ay gudbisay.

Cabdiqafaar Cabdi Wardhere oo xiriirka caalamiga ah ku takhasusay, kuna sugan gobolka Virginia ee dalka Maraykanka ayaa laanta Af Soomaaliga ee VOA-da ka warreysatay, waxay ka dhigan tahay dalabka Kenya iyo qorshaha ku daahsoon.

HOOS KA DHAGEYSO CODKA:

Xafiiska Halqaran.com, Nairobi
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...