Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
In ka badan 2 kun oo Xujay ah oo dalka dib...
Muqdisho (HalQaran.com) - Xujayda Soomaaliyeed ee soo gutay waajibka Xajka ayaa dalka dib ugu soo laabanaya sida uu Warbaahinta dowladda u xaqiijiyey Madaxa hawlgelinta...
Kenya: 20 ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaan weerar ku dilnay
Mandera (HalQaran.com) - Ciidamada Booliska Kenya ayaa xaqiijiyay in 20 dagaallame oo ka tirsan Al-Shabaab ay ku dhinteen howlgal ay ciidamadeedu ka fuliyeen deegaannada...
Shirkadda Twitter oo u hanjabtay Meta iyo dacwad laga gudbiyay App-ka...
USA (HalQaran.com) - Shirkadda Twitter ayaa ku hanjabtay inay maxkamad la tiigsan doonto shirkadda Meta saacado kadib markii ay billowday app cusub oo la...
ATMIS oo billowday dhimista ciidamada ka jooga Soomaaliya
Muqdisho (HalQaran.com) - Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa Arbcada maanta ah sheegay inuu billaabay dhimista tirada ciidamada, si waafaqsan qorshaha amniga loogu wareejinayo...
Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Somaliya oo kulan ka yeeshay dardargelinta...
Muqdisho (HalQaran.com) - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka JF Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)...







