Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Duqa Muqdisho ‘Madaale’ oo ku baaqay in loo midoobo dagaalka ka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xalay ku booqday Isbitaalka Ciidanka Xoogga Dhaawacyada Ciidamo...
Madaxweynaha JF Somaliya Xasan Sheekh oo Shir muhiim ah uga qeybgalaya...
Jabuuti (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku gaaray xalay dalka Jabuuti ayaa waxaa...
Dad ku dhintay Daadad xooggan oo ku rogmaday magaalada Qardho
Qardho (Halqaran.com) – Waxaa daadad xooggan ay ku soo rogmadeen xaafado ka tirsan magaalada Qardho ee gobolka Karkaar ee Puntland, kadib markii roobab xooggan...
Munaasabad lagu xusayo Shuhaddada oo lagu qabtay Muqdisho +SAWIRRO
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre, oo maanta ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay shuhadadii ku shahiiday dagaalka...
Ciidamada DF Somaliya oo la wareegay deegaanka Masjid Cali Gaduud ee...
Sh/Dhexe (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya, in ciidamada dowladda Soomaaliya ay la wareegeen deegaanka lagu magacaabo Masjid Cali Gaduud...
Dekedda Garacad oo maanta si rasmi ah xariga looga jaray +SAWIRRO
Garacad (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayay ayaa Sabtidii maanta gaaray deegaanka Garacd ee Gobolka Mudug dhanka dowlad...







