Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
UPDATE: Al-Shabaab oo Qadar Wakiil Kaga ah Qaraxyadda Somaliya!
Muqdisho (Halqaran.com) - Labo sano ayaa kasoo wareegatay markii dowladda Qatar ay dowladaha khaliijka iyo qaar kamid ah dowladaha qaaradda Africa ay ku eedeeyeen...
AKHRI: Waxyaabihii lagu heshiiyay kulankii ay labada Aqal dhexmaray
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa xalay magaalada Muqdisho kulan wadajir ah ku yeeshay guddiyadda joogtada ah ee labada aqal ee uu ka kooban yahay baarlamaanka...
XOG: Maxaa Ka Jira in Mooshin laga wado Madaxweyne Saciid Deni?
Muqdisho (Halqaran.com) - Saacadihii aynu soo dhaafnay waxaa baraha bulshadda qabsaday hadal heyn ku aadan in ay jiraan Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo...
Ma dooneysaa barashada Quraanka? ka baro Machad Abuu Hurayra Online, Waa...
Muqdisho (Halqaran.com) - Machad Abuu Hurayra Online, waa Dugsi Quraan Online oo aad ka heli karto barashada Quraanka Kariimka, Axaadiith, Tafsiirka, Fiqiga iyo culuumta...
Tababar maanta loo furay ciidamadii Ahlu suna ee dhawan la qarameeyay
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa Isniintii maanta tababar u furay ciidamadii dhawaan laga qarameeyay deegaannada Galmudug ee loo diiwaan...
In ka badan 15 qof oo ku geeriyootay qarixii maanta ka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa isa soo taraya khasaaraha nafeed ee uu sababay qarax saaka baqadii ka dhacay agagaarka bar koontorool oo ku taalla agagaarka...







