Friday, December 12, 2025
26.2 C
Mogadishu

XOG: Maxaa Ka Jira in Mooshin laga wado Madaxweyne Saciid Deni?

Muqdisho (Halqaran.com) – Saacadihii aynu soo dhaafnay waxaa baraha bulshadda qabsaday hadal heyn ku aadan in ay jiraan Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo Mooshin kawada Madaxweynaha Maamulkaas Saciid Cabdullaahi Deni.

Xildhibaanadda mooshinka wada ayaa la sheegay in ay taageero ka helaan Dowladda Dhexe ee Soomaaliya, oo maalmihii dambe Faragalin ku haysay siyaasadda Dowladd Goboleedka Puntland.

Wararka la xiriira in mooshin laga gudbiyay madaxweyne Deni, ayaa si weyn maanta looga hadal-hayaa goobaha lagu sheekaysto ee meheradaha iyo hoteellada ku yaallla Magaaladda Garoowe.

Ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Maamulka puntland oo loogu hadlaayo Mooshinka Madaxweyne Saciid C/laahi Deni la sheegay in laga wado.

Xafiiska Halqaran.com, Muqdisho
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...