Madaxweyne Saciid Deni
DEG DEG + XOG: Madaxweyne Saciid Deni iyo Beeldaaje Maxamed Beeldaaje...
Garoowe (Halqaran.com) – Warar hoose oo ay helayso Halqaran.com, ayaa sheegaya, in caawa kulan xasaasi ah dhexmari doono madaxweynaha Puntland Saciid Deni iyo Beeldaaje...
Madaxweynaha Puntland: ”Madaxda DF Somaliya ma sameysan karaan muddo kororsi xileed,...
Garoowe (Halqaran.com) - Muddooyinkii dambe waxaa soo baxayay hadal hayn ku aadan in Madaxda dowladda Federalka Soomaaliya ay qorsheynayaan muddo kororsi, ayaa waxaa arrintaasi...
Madaxweynaha Puntland ‘Saciid Deni’ oo maanta ka daah furay Garoowe Shirka...
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo madaxweyne ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan, ayaa Axaddii maanta magaalada Garoowe ka...
XOG CUSUB: Maxaa ka soo baxay Kulankii ay Adis Ababa ay...
Adis Ababa (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, saacadihii la soo...
XOG: Maxaa Ka Jira in Mooshin laga wado Madaxweyne Saciid Deni?
Muqdisho (Halqaran.com) - Saacadihii aynu soo dhaafnay waxaa baraha bulshadda qabsaday hadal heyn ku aadan in ay jiraan Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo...








