Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Qarax xooggan oo ka dhacay magaalada Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa duhurnimadii maanta magaalada Muqdisho ka dhacay qarax xooggan, kaasoo aanay dadku waayadaan maqal noociisa.
Qaraxa ayaa ka dhacay agagaarka Isgoyska Zoobe,...
Soomaaliya oo la wareegtay Shir guddoonka Ururka DLCO-EA ee Kampala
Kampala (Halqaran.com) - Wasiirka Beeraha iyo Waraabka XF Soomaaliya Mudane Axmed Madoobe Nuunow ayaa magaalada Kampala ee dalka Uganda uga qayb galay shirka sanadlaha...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo lagu wado in la soo gabagabeeyo
Muqdisho (Halqaran.com) - Shirka Golaha wadatashiga Qaran ee maalmihii la soo dhaafay ka socday Caasimadda Muqdisho ayaa Sabtida maanta ah lagu waddaa in la...
Madaxweynaha Puntland ‘Siciid Deni’ oo Muqdisho kula kulmay Danjire James Swan
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa hoyga uu ka deganyahay Muqdisho kulan sagootin ah Kula qaatay Ergayga gaarka ah...
Ciidamo ka tirsan ATMIS oo ka baxay dalka, kuwo cusub-na lagu...
Muqdisho (Halqaran.com) - Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa ku maamuusay askarta Uganda ee uu waqtigooda dhammaaday doorkii ay ka qaateen daddaallada nabadda...
Wararkii ugu dambeeyay dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay Sh/Hoose
Sh/Hoose (Halqaran.com) – Dagaal xooggan ayaa xalay waxaa uu Ciidamo katirsan kuwa dowladda Soomaaliya iyo xubno kamid ah Urirka Al-Shabaab uu ku dhexmaray deegaanka...







