Warar Xiiso Leh

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Muwaadin Soomaali ah oo lagu dilay Koonfur Afrika & dilalkii oo...
South Afrika (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya, in uu sii kordhay dilalka iyo dhibaatada ay la kulmaan dhallinyarada Soomaaliyeed...
Update: Faah-faahin ku saabsan dagaalkii saaka ee Balcad iyo Wararkii ugu...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya, weerar culus oo ay Al-Shabaab ku qaaday subixii Talaadada maanta ah degmada Balcad ee...
Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay xunbaha guddiga madaxa bannaan ee la dagaallanka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha wasiirrada xukuumadda xil-gaarsiinta ayaa maanta kulan ay Muqdisho ku yeesheen waxay ku meel mariyeen sagaal (9) xubnood oo wasaaradda caddaaladdu...
Dalladda Waxbarashada SAFE oo war culus ka soo saartay Natiijada Imtixaanka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dallaadda Waxbarashada Ahliga ah ee SAFE ayaa si kulul uga hadashay natiijadii imtixaankii ay qaaday Dowladda ee kasoo baxday Wasaaradda Waxbarashada...
Wararkii ugu dambeeyay Qarax lala eegtay Ciidamada Danab iyo Kuwo Mareykan...
J/Hoose (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya Gobolka Jubbada hoose ee Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in Isniintii maanta uu halkaasi ka dhacay Qarax Ismiidaamin...
DF Soomaaliya oo sheegtay in sanadkan ay sameysay dagaalkii ugu adkaa...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Sulaymaan Maxamed Maxamuud, ayaa sheegay in dowladda ay Sanadkaan xoojisay la dagaallanka musuq-maasuq, taas oo kor...







