Warar Xiiso Leh

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Axmed Madoobe: ‘‘Khilaafkii DF Somaliya iyo Jubbaland waa la xaliyay‘‘
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in is afgarad buuxa laga gaaray khilaafkii kala dhaxeeyay Maamulkiisa Dowladda Federaalka...
UPDATE: DF Somaliya oo Nus Milyan oo doollar ah ugu deeqday...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha JF Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa faray Wasaaradda maaliyadda in si deg-deg ah loo bixiyo $500,000 (Shan Boqol...
Xildhibaannada golaha shacabka oo ansixiyay wax ka bedelka sharciga xisbiyada siyaasadda
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho waxa ay ku yeesheen mid ka mid ah...
Trump oo si cad u diiday inuu caddeeyo mowqifkiisa doorashada soo...
Washington (Halqaran.com) - Madaxweynaha dalka Maraykanka, Donald Trump ayaa noqday Madaxweynihii ugu horreeyey ee Maraykanka oo xil haya oo diida inuu sii sheego inuu...
Madaxda dowlad goboleedyada oo ka warbixiyay kulankii ay la qaateen Farmaajo...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynayaaasha Dowlad Goboleedyada, Puntland, koonfur Galbeed, Jubbaland, Hir-Shabeelle iyo Galmudug ayaa ka warbixiyay kulankii ay Magaalada Dhuusamareeb kula qaateen Madaxweyne Farmaajo...
Boqorka Sacuudi Carabiya oo Isbitaal la dhigay, kaddib markii…
Riyadh (Halqaran.com) - Boqorka 84 jirka ah ee dalka Sacuudiga Salman bin Cabdulcasiis ayaa la dhigay isbital ku yaalla magaalada caasimadda ah ee Riyadh,...







