
Jilaaga Leonardo DiCaprio oo iibsaday guri jooga $7.1 milyan +(SAWIRO)
Los Angeles (Halqaran.com) - Jilaaga caanka ah ee Leonardo DiCaprio ayaa iibsaday guri sare oo uu iska lahaa jilaaga kale ee la yiraahdo Jesse...

Ciidamada xoogga dalka oo howlgalo ka sameeyay gobolka Sh/Hoose
Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaano katirsan gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo la sheegay in miinooyin lagu...

Safiirka XFS u fadhiya Turkiga oo kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda Azerbaijan
Ankara (Halqaran.com) - Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Ambassador Jama Aidid Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa safar shaqo ku tegay...

Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb
Muqdisho (Halqaran.com) - Weerar sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa fiidnimadii xalay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug, sida ay...
Dowladda Sacuudiga oo go’aan kasoo saartay Cumrada bisha barakeysan ee Ramadaan
Riyadh (Halqaran.com) - Mas’uuliyiinta Sacuudi Carabiya ayaa Isniintii sheegay in kaliya dadka iska tallaalay cudurka COVID-19 loo ogolaan doono Cumrada, laga billaabo bisha Ramadan.
Wasaaradda...
Dowladda Japan oo Soomaaliya ugu deeqday lacag dhan $4.5 milyan
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Japan ayaa sheegtay inay ugu deeqeyso Soomaaliya lacag dhan 4.5 milyan oo doollarka Mareykanka ah, taas oo loosoo marsiinayo hey’adda...
Dhalo farriini ku jirto oo isaga gudubtay England iyo Norway
Norway (Halqaran.com) - Hooyo iyo wiilkeeda oo ku wada lugeynayay xeeb ku taalla Norway ayaa soo bandhigay dhalo ay ku jirto farriin taas oo...
Ardayda Muslimiinta Atlantic City oo dugsiyada ka heli doona cunnooyin xalaal...
USA (Halqaran.com) - Helidda dhuuni xalaal ah inay ka cunaan goobaha la isugu yimaado sida iskuullada, Muslimiin badan waxay ku ahayd caqabad soo taagan.
Balse...
Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay waddanka Canada
Toronto (Halqaran.com) - Allaha ha u naxariistee Haabiil Axmed Cabdullaahi Xasan oo ahaa 21 sano jir Somali-Canadian ah ayaa galabnimadii Sabtida lagu dilay magaalada...
Qarax Khasaaro geystay oo lala eegtay ciidamo ka tirsan Kenya
Kenya (Halqaran.com) - Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa gaari ay la socdeen ciidamo ka tirsan kuwa Milateriga dowladda Kenya oo qarax miino nooca...









