Friday, June 19, 2026
27.6 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

Madaxweyne Farmaajo oo maanta daah-furay qorshaha 9-aad ee horumarinta Qaranka +...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa daah-furay Qorshaha 9-aad ee Horumarinta Qaranka oo saldhig u ah geeddi socodka shacabka...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Ciidanka Xoogga dalka oo dib uga saaray Al-Shabaab deegaanka Goofgaduud...

Goofgaduud (Halqaran.com) - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa waxay dib ula wareegeen gacan ku haynta Deegaanka Goofgaduud Buurey, oo dhanka galbeed kaga beegan Magaalada...
Weriye Ahmed Abdi

Madaxweyne Laftagareen oo markii ugu horreysay ka hadlay Xariga Mukhtaar Roobow...

Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Maxamed Xasan (Laftagareen) ayaa ka hadlay xariga Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo...
Weriye Ahmed Abdi

Nin Ajnabi oo dharbaaxay gabar Soomaaliyeed oo ka baxsaday dalka!, Sidee...

Muqdisho (Halqaran.com) - Nin Ajnabi oo dhaqtarnimo uga shaqeynaayay Soomaaliya ayaa ku kacay fal uu ku dharbaaxay gabar Soomaaliyed, kadibna wuxuu ka baxsaday dalka. Ninkaan...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Muxuu ka yiri taliyaha ciidanka dhulka qaraxii lagula beegsaday magaalada...

Gaalkacyo (Halqaran.com) - Taliska Qaybta 21aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed General Cabdixamiid Maxamed Dirir, ayaa war qoraal kaga hadlay ismiidaamintii xalay ka dhacday...
Weriye Ahmed Abdi

Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Kheyre oo maanta hortagaya Baarlamaanka Soomaaliya

Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa Axadda maanta lagu wadaa in laba ka mid ah Golaha Wasiirada Soomaaliya ay hortaggaan Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya. Wasiirka...