Friday, June 19, 2026
27.6 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

DHAGEYSO: Xildhibaannada Baarlamaanka HirShabelle oo si rasmi ah u gudbiyay mooshin...

Jowhar (Halqaran.com) - Xildhibaanada Baarlamaanka HirShabelle ayaa waxay maanta si rasmi ah ugudbiyeen qeybtood Mooshin Xilka qaadis ah oo ka dhan ah Madaxweyne Waare. Xildhibaanada...
Weriye Ahmed Abdi

Golaha Wasiirrada Jubbaland oo maanta kulankoodii uga hadlay dagaalka Al-Shabaab

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Khamiistii maanta shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiirrada ee Maanta oo...
Weriye Ahmed Abdi

Maamulka Degmada Wajeer iyo Odayaasha gobolka Gedo oo iska kaashanaya Amniga...

Wajeer (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Wajeer Jacob Narengo, ayaa sheegay in maamulkiisu uu diyaariyay hannaan cusub oo lagu sugayo ammaanka Wajeer. Guddoomiyaha ayaa xusay in ay...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Nin Askari ah oo Shan kun Shillin Soomaali dartiis u...

Jowhar (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa waxa ay sheegayaan in askari ka tirsan Ciidamada Maamulka Hirshabeelle uu nin...
Weriye Ahmed Abdi

Dadkii lacagaha ku darsaday Shirkadaha Forex oo lacagahooda kala baxaya (Maxaa...

Muqdisho (Halqaran.com) - Iyadoo muddooyinkii dambe ay jireen cadaadis kala duwan oo ay la kulmayeen Shirkadaha Forex ee Magaalada Muqdisho, taasi oo ku aadan...
Weriye Ahmed Abdi

Nabad sugidda oo kaamirooyin hor-leh ku xirtay waddooyinka Caasimadda Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa weli socda qorshaha Kaamirooyinka loogu xiraayo waddooyinka Magaalada Muqdisho, iyadoo arrintaasi ay wado Hay‘adda Nabad Suggida Soomaaliya. Inta badan wadada Maka...