Friday, June 19, 2026
27.6 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRRO: Ciidamada Xoogga dalka Somaliya oo tegay deegaanadii dagaallada ay...

Boorancad (Halqaran.com) - Ciidanka Xoogga Dalka ee Qaybta 21aad ayaa gelinkii dambe ee Sabtidii gaaray deegaanada xuduuda Somaliya iyo Itoobiya dhaca, ee ay Jimcihii...
Weriye Ahmed Abdi

Guddoomiyihii hore ee BF Somaliya ‘Prof. Jawaari‘ oo sheegay in doorasho...

Muqdisho (Halqaran.com) - Gudoomiyihii hore ee Golaha Shacabka ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka, Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, ayaa wuxuu sheegay inaanay dalka...
Weriye Ahmed Abdi

DF Soomaaliya oo maanta Maareeye cusub u magacowday Tiyaatarka Qaranka

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta magacaabay Maareeyaha Tiyaatarka Qaranka, kadib markii xilkii laga qaaday Maareeyihii hore. Warqad ka soo baxday Xafiiska...
Weriye Ahmed Abdi

Wasiir Amniga Soomaaliya oo aad u boggaadiyay ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Amniga Soomaaliya, Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) oo ka hadlayay munaasabadda xuska 76 guurada ka soo wareegtay aas aaska Ciidanka Booliska...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Ciidamada Xoogga dalka Somaliya oo Al-Shabaab kala wareegay deegaano cusub...

Cadale (Halqaran.com) - Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ayaa Al-Shabaab kala wareegay deegaano ka tirsan Gobolka Shabellaha dhexe oo ay ku sugnaayeen Ururka Al-Shabaab. Hawlgalka Ciidanka...
Weriye Ahmed Abdi

Waa kuma taliyaha cusub ee Uganda u soo magacowday ciidankeeda ka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Uganda ayaa taliye cusub u magacawday Ciidamadeeda ku jira Amisom ee ka howlgala Soomaaliya. Taliyaha cusub oo durba xilka la wareegay...