Friday, June 19, 2026
27.7 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

XOG CUSUB: Kongreska Mareykanka oo meel mariyay Cafinta daymaha lagu leeyahay...

Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Mareykanka ayaa Soomaaliya ka cafisay lacagihii deynta ee lagu lahaa. Arrintan oo ay ansixiyeen aqalka Kongreska ee dalka Mareykanka ayaa waxaa...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Al-Shabaab oo sheegtay in Sagaal qof ay ku dishay gudaha...

Gaarisa (Halqaran.com) - Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay weerar cusub oo ay ka fuliyeen gudaha dalka Kenya inay ku dileen 9 ruux oo ka tirsan...
Weriye Ahmed Abdi

Wararkii ugu dambeeyay Xiisadda siyaasadeed ee ka taagan magaalada Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Xilli ay dib u dhac ku timid Doorashada Galmudug ayaa waxaa dhanka kale Magaalada Dhuusamareeb ka soconaya dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed oo iska...
Weriye Ahmed Abdi

SAWIRRO: Guddoomiye Mursal oo la kulmay guddiga diyaarinta Sharciga Doorashooyinka ee...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxay xalay Magaalada Muqdisho kula kulmeen Guddiga Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka ee 2020/2021. Gudoomiyaha Golaha Shacabka,...
Weriye Ahmed Abdi

Maxay ahaayeen hubkii iyo lacagtii ay ciidamada DFS ka soo qabteen...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada ammaanka Dowladda Federalka Somaliya ayaa xalay gudaha u galay guriga uu Magaalada Muqdisho ka daganaa Madaxa shirkadda Hubaal Forex Trading,...
Weriye Ahmed Abdi

Madaxweynaha HirShabeelle ‘Waare’ oo Madaxtooyada Jowhar kula kulmay Saraakiil AMISOM +(SAWIRRO)

Jowhar (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabelle, Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Tallaadadii maanta Madaxtooyada Jowhar ku qaabilay saraakiil ka tirsan Ciidamada Amisom ee...