Friday, June 19, 2026
27.7 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

Ciidamadii Kismaayo ilaa Baraawe isugu lugeeyay oo maanta soo gaaray Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) - 11 askari oo ka mid ahaa 16 askari oo dhawaan ka lugeeyay Magaalada Kismaayo, tageyna Degmada Baraawe ee Gobolka Shabellaha Hoose...
Weriye Ahmed Abdi

WAR DEG DEG: Guddoomiyaha Xisbiga uu aas-aasay Mukhtaar Roobow oo la...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada Koofi gaduuda Madaxtooyadda Villa Soomaaliya, ayaa maanta xabsiga dhigay Guddoomiyaha Xisbiga Amniga & Cadaalada ee uu aas aasay Muqtaar Roobow...
Weriye Ahmed Abdi

XOG: Maxkamadda qalabka Sida oo Xukun ku riday Nin Al-Shabaab shaqo...

Muqdisho (Halqaran.com) - Axmed Cali Aybakar ayaa loo heystaa kamid ahaanshiyaha maleeshiyada Alshabaab gaar ahaan in uu qaabilsanaa kooxda in uu  kaga kireeyo guryo...
Weriye Ahmed Abdi

Ciidamada Booliska Baledweyne oo Nabaddoonno Xabsiga dhigay, kaddib markii ay…

Baledweyne (Halqaran.com) - Ciidamada Booliska ee Magaalada Baledweyne ayaa xabsiga u taxaabay Odayaal Dhaqameedyo, ka dib markii ay ka horyimaadeen inay gacanta ku soo...
Weriye Ahmed Abdi

Xildhibaan si kulul u weeraray Ciidamada ku sugan Koontaroollada Madaxtooyada Villa...

Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa wuxuu dhaliilay Ciidamada Dowladda Soomaaliya, ee...
Weriye Ahmed Abdi

Maxaa ku soo kordhay go’doominta Al-Shabaab ay ku soo rogtay degmada...

Luuq (Halqaran.com) - Tan iyo Jimcihii waxaa ka jirta xaalad go’doomin ah degmada Luuq ee Gobolka Gedo oo ay ku soo rogtay Al-Shabaab, iyadoo...