
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Gabar Dhallinyaro ah oo lagu dilay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Askari ka tirsan Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa fiidkii xalay waxaa uu Magaalada Muqdisho ku dilay gabar dhalinyaro ahayd, kaasoo dilka ka...
AKHRISO: Shuruudaha looga mid noqon karo Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug oo la...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Guddiga Farsamada Maamul u dhisidda Galmudug ayaa soo saaray Shuruudaha ka mid noqoshada Golaha wakiillada Dowlad Goboleedka Galmudug.
Waxaa magaalada Dhuusamareeb ka...
DHAGEYSO: Xildhibaanno Kenyaan ah oo si kulul uga hadlay dhacdo ay...
Dhadhaab (Halqaran.com) - Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Kenya ayaa waxay si kulul uga hadleen Dhacdo Khamiistii Isbuucii Hore ka geysteen Ciidamada Kenya Xuduuda Soomaaliya.
Xildhibaanadan ayaa...
Wararkii ugu dambeeyay duqeyn khasaare geystay oo ka dhacday gobolka Jubbada...
Bu’aale (Halqaran.com) - Wararka ka imaanaya Gobolka Jubbada dhexe ee Koonfurta Soomaaliya, ayaa sheegaya in xalay duqeyn lala beegsaday Magaalooyin ay Maamulaan Ururka Al-Shabaab.
Duqeynta...
Maxay isla meel dhigeen guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliya iyo Safiirka Turkiga ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay safiirka Dowladda Turkiga ee Soomaaliya...
Nin Dhallinyaro ah oo lagu Dilay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Kooxo hubaysan ayaa nin dhalinyaro ahaa waxa ay ku dileen Magaalada Muqdisho, iyagoo dilka kadib ka baxsaday goobtii falka ay ka...









