Thursday, June 18, 2026
25.4 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

Mareykanka oo laga soo raafayo dadka sida sharci darrada ku jooga

Washington (Halqaran.com) - Ciidamada ammaanka Mareykan oo kaashanaya laanta socdaalka dalkaas ayaa billaabay olole ballaaran oo lagu soo qab-qabanayo dadka sida sharci darrada ah...
Weriye Ahmed Abdi

Muxuu yahay Ujeedka Safarka Madaxweyne Waare ee Galmudug

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka HirShabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta ku wajahan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowladgoboleedka GalMudug. Maxamed Cabdi Waare ayaa lagu...
Weriye Ahmed Abdi

Ciidamo Kenyaan oo tira badan oo la soo dhoobay xadka Soomaaliya

Wajeer (Halqaran.com) - Dowladda Kenya ayaa adkeysay amniga xudduuda ay la leedahay Soomaaliya si looga hortago weerarro Kenya kaga yimaada dhanka Al-Shabaab saddex maalmood...
Weriye Ahmed Abdi

Midowga Yurub oo loogu baaqay inuu badbaadiyo muhaajiriinta ku dhiban Liibiya

Brussels (Halqaran.com) - Wasiirrada arrimaha dibadda ee dalalka Midowga Yurub ayaa loogu baaqay in ay degdeg u caawiyaan kumannaan dad muhaajiriin ah oo ku...
Weriye Ahmed Abdi

XOG HOOSE: Xildhibaan Xasan: “Waxaa Jira Xiriir Ka Dhaxeeya Villa Somaliya...

Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in ragii fuliyay weerarkii Magaalada Kismaayo ay wateen dharka Ciidamadda Booliska Dowladda Soomaaliya. Xildhibaan...
Weriye Ahmed Abdi

Ciidamada qaranka oo Al-Shabaab kala wareegay deegaanno cusub oo…

Ciidamada xoogga dalka oo howlgallo qorsheysan ka fuliyay qeybo ka mid ah gobolka Shabeellaha Hoose ayaa ku guuleystay in ay kooxda Shabaab kala wareegaan...