Thursday, June 18, 2026
25.4 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

Farmaajo oo Dallacsiiyay Saraakiil ka tirsan boolis-ka Soomaaliyeed

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qaar ka tirsan saraakiisha ciidamada booliska Soomaaliyeed u gartay in la dallacsiiyo darajooyinkooda. Munaasabad lagu maamuusay...
Weriye Ahmed Abdi

Xildhibaan Jeesow: ‘Waxaan leeyahay Odayaasha Dhaqanka ha u tagina Al-Shabaab’

Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah Xildhibaanadda baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay amarka kasoo baxay Al-shabaab ee ku aadan...
Weriye Ahmed Abdi

DHAGEYSO: Baroor-diiq loogu sameeyay Kismaayo Wariyayaasha kala ah Hodan Naaleeye iyo...

Kismaayo (Halqaran.com) - Wariyeyaasha ku dhaqan magaalada Kismaayo ayaa isugu soo baxay Kulan ay ugu baroor diiqeen Wariyaashii kala ahaa Hodan Naaleye, oo ahayd...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Al-Shabaab oo Ciidamo Kenyaan ku dhaawacay Laamu

Laamu (Halqaran.com) - Laba askari oo Kenyan ah ayaa ku dhaawacantay kaddib iska hor imaad hubeysan oo ciidamada booliska Kenya iyo dagaalyahanno Al-Shabaab ka...
Weriye Ahmed Abdi

”Weerarkii Kismaayo ma wiiqi doono horumarada ay gaartay Somaliya”…

Kismaayo (Halqaran.com) - Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo booqday Kismaayo ayaa sheegay in weerarrada Al-Shabaab oo...
Weriye Ahmed Abdi

DFS oo abaalmarin sanadle ah ugu magac dareysa Hodan Naaleeye

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamaiga Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ay bixinayso abaal marin sanadle ah oo lagu maamuusayo weriye...