
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
British Airways oo hakisay duullimaadyadii Qaahira
Muqdisho (Halqaran.com) - Shirkadda duullimaadyada Ingiriiska ee British Airways ayaa hakisay duullimaadyadii ay ku tagi jirtay magaalada Qaahira ee dalka Masar tallaabadaas oo ay ku...
Puntland oo gaashaanka u daruurtay Dalab kaga yimid M/weyne Farmaajo
Garoowe (Halqaran.com) - Maamulka Puntland ayaa ku gacan seyray dalab kaga yimid Madaxweyne Farmaajo oo ku aadanaa in la sii daayo Xubno ka tirsan...
Dhuusamareeb: R/W Kheyre iyo guddiga dib u heshiisiinta oo arrimo xasaasi...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaare ee xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamul gobaleedka Galmudug kula kulmay guddiga qaban-qaabada...
Madxweyne Farmaajo oo Wafdiga Midowga Afrika ku qaabilay Madaxtooyada (Muxuu u...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socda Midowga Afrika iyo Urur Goboleedka IGAD oo...
Muxuu ka yiri Madaxweyne Farmaajo xubno ay Puntland ku xirtay Bosaso?
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Dani kala hadlay tallaabadii uu maamulkaasi...
Guddiga dib u heshiisiinta Galmudug oo maanta howlihii nabadeenta ka billaabay...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Xubnaha guddiga qaran ee dib u heshiisiinta Galmudug oo shalay gaaray magaadalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa la filayaa in ay...









