
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
DAAWO SAWIRRO: Madaxweynaha Koonfur Galbeed ‘Laftagareen’ oo gaaray degmada Bardaale G/Baay
Bardaale (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Laftagareen iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray Degmada Bardaale ee Gobolka Baay.
Wafdiga Madaxweynaha Koonfur...
Madaxweynihii hore ee dalka Brazil ‘Luiz Inacio’ oo xabsiga laga sii...
Bazil (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee dalka Brazil Luiz Inacio Lula da Silva ayaa xabsiga kasoo baxay jimcihii, sida ay qortay wakaaladda wararka ee...
Askari ka tirsan Ciidamada DF Somaliya oo Bajaajle ku dilay magaalada...
Muqdisho (Halqaran.com) – Mid ka mid ah wadayaasha mooto bajaajta ee ka howlgala degmooyinka gobolka Banaadir ayaa xalay lagu dilay magaalada Muqdisho.
Askari ka tirsan...
XOG XASAASI: JUBBALAND oo si lama filaan ah uga hadashay ciidankii...
Kisamayo (Halqaran.com) - Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa ka hadlay Ciidamo dhawaan sheegay in ay ka goosteen maamulka Jubbaland ayna...
DAAWO SAWIRRO: Sidee ugu suurta-gashay ITOOBIYA inay hesho xilka Xoghayaha fulinta...
Addis Ababa (Halqaran.com) - Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya ayaa si rasmi ah ula wareegay xilka Xoghayaha fulinta IGAD, xilkaas oo uu...
UPDATE: M/weynihii hore Somaliya Xasan Sheekh oo dowladda hadda jirta uga...
Muqdisho (Halqaran.com) – Xasan Sheekh Maxamuud, madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa sheegay in aysan aqbali doonin in DF Soomaaliya ay sameysato muddo kororsi la...









