Friday, July 10, 2026
24.9 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

XOG XASAASI: ‘‘Garoonka Aadan Cadde ma noqon karo mid la mid...

Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay is hor istaagii lagu sameeyay Wafdigii...
Weriye Ahmed Abdi

DEG DEG: Madaxda Jubbaland iyo wafdi ka socda beesha Caalamka oo...

Kismaayo (Halqaran.com) – Waxaa madaxtooyada Magaalada Kismaayo kulan muhiim ah uga socdaa Madaxda Maamulka Jubbaland iyo wafdi ka socda beesha caalamka, si loo soo...
Weriye Ahmed Abdi

XOG: Wafdiga Shariif Sh. Axmed oo laga hor istaagay safarkoodii Baledweyne...

Muqdisho (Halqaran.com) – Iyadoo maanta la fillaayay inay Magaalada Baledweyne gaaraan xubno uu horkacayo Gudoomiyaha Xisbiyada Madasha Qaran, Shariif Sheekh Axmed ayaa waxaa laga...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Degmada Buulo-barde oo laga kala cararay, fatahaada webiga Shabeelle dartiis!

Buulo-barde (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya degmada Buulo Barde ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi uu ka soconayo barakac ay samaynayan dadka...
Weriye Ahmed Abdi

XASAASI + DAAWO VIDEO: Mid ka mid ah hoggaanka Xisbiyada dalka...

Muqdisho (Halqaran.com) – Cabdullaahi Sheekh Xasan oo mid ka mid ah hoggaanka Xisbiyada siyaasadeed ee ka jira dalka Soomaaliya ayaa maanta kulan muhiim ah...
Weriye Ahmed Abdi

DHAGEYSO WAREYSI: Tiktok oo Walaac weyn laga muujiyay, ‘Balaayiin dhallinyaro ah...

Nairobi (Halqaran.com) - Warbaahinta casriga ee ay bulshadu ku xariirto ayaa saamayn badan ku yeelatay qaabka ay dadku u kala war-qaataan, arrintan ayaa ah...