Tuesday, October 28, 2025
25.5 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

Dagaal khasaare geystay oo maanta Boosaaso ku dhexmaray ciidamada Puntland iyo...

Boosaaso (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari, ayaa waxa ay sheegayaan, in iska hor-imaad khasaare geystay uu duhurkii maanta...
Weriye Ahmed Abdi

DHAGEYSO: Taliyihii ciidamada Booliska Dhuusamareeb oo Is-casilay, kaddib markii xubno Shabaab...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa sheegaya, in xubno ka tirsanaa ururka Al-Shabaab laga sii daayay...
Weriye Ahmed Abdi

DHAGEYSO: Xaafadda Islii ee Nairobi oo culeyskii laga qafiifiyay, kaddib markii…

Nairobi (Halqaran.com) - Dowladda Kenya oo laba maalmood ka hor ciidan fara badan ku soo daadisay xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi ayaa Jimcihii dib...
Weriye Ahmed Abdi

AKHRISO: AMISOM oo qirtay in ciidamada Itoobiya ay soo rideen diyaaraddii...

Bardaale (Halqaran.com) - Taliska Ciidamada Midowga Afrika Amisom, qoraal ka soo baxay ayaa looga hadlay baaritaanada ku saabsan diyaarad Ciidamada Itoobiya ay ku soo...
Weriye Ahmed Abdi

Somaliland oo ku dhawaaqday xaalidihii ugu badnaa ee Coronavirus mar qura...

Hargeysa (Halqaran.com) - Somaliland ayaa waxay ku dhawaaqday xaaladihii ugu badnaa oo mar qura ay ka diiwaangeliso deegaanadeeda, tan iyo markii xanuunka COVID-19 laga...
Weriye Ahmed Abdi

DHAGEYSO: Puntland oo ka hadashay dagaalkii ka dhacay Gaalkacyo, ciidamo badanna...

Gaalkacyo (Halqaran.com) - Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya, dagaal khasaaro dhimasho ah sababay oo ciidamo ka tirsan kuwa Puntland iyo maleeshiyaad hubeysan ku...