
Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life
Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life
Introduction
Discipline is a fundamental pillar that shapes personal growth and drives social development. It builds ethics, responsibility,...

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

(AKHRISO)Mustaqbalka Dhaqaalaha Adduunka&Jihooyinka Cusub iyo Fursadaha Horumarineed
HALQARAN .COM:Dhaqaalaha adduunku wuxuu ku socdaa isbeddel degdeg ah oo saameyn weyn ku yeelanaya dhinacyo badan oo nolosha ah. Isbeddellada cusub, sida horumarka teknoolojiyadda,...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...
Deg Deg DFS oo war kasoo saartay geerida Majaajiliiste ...
Muqdisho(Halqaran.com) Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa war kasoo saartay geerida Alle ha u nariistee majaajiliistihii caanka ahaa Cabdi Muriiddi dheere oo ku Magac...
Majaajilistihii Ugu caansanaa Soomaalida ee Ajakis oo muqdisho...
Muqdisho(Halqaran.com) Alle ha u naxariistee Waxaa maanta magaalada Muqdisho ee Cassimadda Soomaaliya ku geeriyooday Majaajilistihii caanka ahaa ee Cabdi Muriiddi Dheere, oo ku magic...
Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka oo Lakulmay R/W Rooble (Sawiro)
Muqdisho(Halqaran.com) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta kulan la qaatay Guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashooyinka.
Guddiga ayaa Ra’iisul Wasaaraha uga warbixiyay howlaha u...
Midowga murashaxiinta Waa in la dedajiyo doorashooyinka Dalka
Muqdisho(Halqaran.com) War Qoraal kasoo baxay Maanta Midowga Murashaxiinta ayaa lagu dalbaday in la dedejiyo doorashooyinka Somaaliya.
Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble Ayaa Looga baaqay in...
Diyaaradaha Kenya oo duqeyn ka geystay Gobol ka Gedo
Ceelwaaq(Halqaran.com) Wararka aan ka heleyno deegaano ka tirsan Gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegayaan in saqdii dhexe ee xalay halkaas ay...
Farmaajo Maxuu Ka yiri Qaraxii Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho?
Muqdisho(Halqaran.com) Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska, qaraabada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee ay ka geeriyoodeen dadkii ku...









