Monday, August 24, 2026
24.3 C
Mogadishu

Duuliye

Abdishakur Duuliye is a Somali Journalist and the Editor of HalQaran News Agency.
644 Articles written
spot_imgspot_img
Leadership

Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life

  Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life Introduction Discipline is a fundamental pillar that shapes personal growth and drives social development. It builds ethics, responsibility,...

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

(AKHRISO)Mustaqbalka Dhaqaalaha Adduunka&Jihooyinka Cusub iyo Fursadaha  Horumarineed

HALQARAN .COM:Dhaqaalaha adduunku wuxuu ku socdaa isbeddel degdeg ah oo saameyn weyn ku yeelanaya dhinacyo badan oo nolosha ah. Isbeddellada cusub, sida horumarka teknoolojiyadda,...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...
Wararka Maanta
Duuliye

Guddiga doorashooyinka Hirshabeele oo ka hadlay cabasho ay qabaan musharaxiin qaar.

Jowhar(Halqaran.com) Guddiga doorashooyinka dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa war kasoo saaray cabashada qaar kamida musharaxiintii u tartamayay kusraasta Aqalka Sare oo sheegay in laga hor istaagay...
Duuliye

Mareykanka MAxuu Ka Yiri khilaafka u dhaxeeya RW Rooble iyo MW...

Washington (Halqaran.com)  Dowladda Mareykanka ayaa markii ugu horreysay ka hadashay khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeyo madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya. War ka soo baxay xafiiska...
Duuliye

Beesha Caalamka oo ugu Baaqay Rooble & Farmaajo in ay xaliyaan...

New York (Halqaran.com) Beesha Caalamka ayaa War-Saxaafadeed Wadajir ah kasoo saartay Khilaafka u Dhexeeya Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble . Wakiiladda Beesha Caalamka...
Duuliye

Fahad Yaasiin oo lagu xannibay Garoonka Jabbuuti&Madaxtooyada Oo Ka Hadashay(Maxaa Cusub)

Muqdisho(Halqaran.com) Agaasimaha warfaafinta ee madaxtooyada Soomaaliya, Cabdirashiid Maxamed Xaashi ayaa xaqiijiyey in la-taliyaha amniga qaranka Fahad Yaasiin lagu celiyey garoonka diyaaradaha ee wadanka Jabuuti. Xaashi ayaa...
Duuliye

Maxaa looga hadlay Shirka gaarka ah ee Madaxda Dowlad Goboleedyada? Maxaase...

Muqdisho(Halqaran.com) Hoggaamiyeyaasha maamul goboleedyada Puntland, Jubaland, Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqay  in ay todobaadka dambe shir ku yeelan doonaan magaalada Garoowe ee...
Duuliye

Golaha Ammaanka QM oo ka shiraya khilaafka madaxda dowladda Soomaaliya

Muqdisho(Halqaran.com)  Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta ka shiraya khilaafka awoodeed ee u dhexeeya madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen...