
Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life
Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life
Introduction
Discipline is a fundamental pillar that shapes personal growth and drives social development. It builds ethics, responsibility,...

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

(AKHRISO)Mustaqbalka Dhaqaalaha Adduunka&Jihooyinka Cusub iyo Fursadaha Horumarineed
HALQARAN .COM:Dhaqaalaha adduunku wuxuu ku socdaa isbeddel degdeg ah oo saameyn weyn ku yeelanaya dhinacyo badan oo nolosha ah. Isbeddellada cusub, sida horumarka teknoolojiyadda,...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...
Weerar xalay ka dhacay Magaalada Baydhabo
Baydhabo(Halqaran.com) – Wararka Aan ka heleyno Magaalada Baydhabo Ayaa shegaya rag hubeysan oo xalay weerar ku qaaday Bar koontarool oo Ciidamo ka tirsan...
Wasiiradda Wasaarada Haweenka &Hormarinta Xaquuqul Insaanka ee DFS Marwo Xaniifa maxamed...
Muqdisho(Halqaran.com) – Wasiiradda Wasaarada Haweenka &Hormarinta Xaquuqul Insaanka ee DFS Marwo Xaniifa maxamed ibraahim xaabsade ayaa waxa ay si kulull ugu hadashay arinta Maanta...
Somaliland oo ku dhawaaqday in dadka Soomaaliyeed ay ula mid yihiin...
Laascaanood(Halqaran.com) – Taliyaha Booliska Gobolka Sool G/dhexe Axmee Cabdullaahi Cabdi oo warbaahinta kula hadlay Laascaanood ayaa sheegay Dad ka reer Somaliland aysan Soomaali ahayn...
Beesha Caalamka oo Baaq U dirtay Farmaajo iyo Rooble (AKHRISO)
Muqdisho(Halqaran.com) – Wakiilada Beesha Caalamka ayaa sheegay inay ka welwelsan yihiin khilaafka xoogan ee u dhexeeya Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble...
RW Rooble oo ka hadlay Dagaallo Ka dhacay Deegaano...
Muqdisho (Halqaran.com) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay xiisada Colaadeed ee kasoo cusboonaatay deegaano ka tirsan dowlad Goboleedka Galmudug...
Ahlu-sunna oo la wareegtay Magaalada Guriceel iyo Xaalada oo aad U...
Guri-ceel(Halqaran.com) – Wararka aan ka heleyno Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in gacan ku heynta Magaaladaas ay...









