
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Abdi Mohamed Abdirahman re-elected as Jubbaland assembly speaker
Abdi Mohamed Abdirahman who served as the speaker of the Jubbaland assembly in the past parliament has been re-elected for the second term.
Sheikh Abdi...
AKHRI: PUNTLAND oo War cad ka soo saartay Doorashadii maanta ka...
Garoowe (Halqaran.com) - War-saxaafadeed ka soo baxay dowlad goboleedka Puntland ayaa loogu hambalyeeyay taageerana loogu muujiyay doorashadii maanta ka dhacday magaalada Kismaayo.
Warqadd ka soo...
DAAWO VIDEO: Saciid Deni oo ku dhawaaqay qorshe uu Wajihi doono...
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Sabtidii maanta sheegay in Somaliland uu wada hadal kala galayo dhulka ay muransanyihiin.
Mr....
DHAGEYSO: Mareykanka oo soo saaray Sharci Cusub oo saameyn doona soo-galootiga,...
Washington (Halqaran.com) – Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa mar kale toddobaadkan ku dhawaaqay sharci cusub oo si weyn u saameyn doona dadka soo-galootiga...
Update: Mid ka mid ah raggii loo heystay kiiskii AUN Caasho...
Gaalkacyo (Halqaran.com) – Waxaa maanta maxkamadda sare ee Puntland dib uga furmay dhageysiga kiiska saddex nin oo loo heysto kufsigii iyo dilkii marxuumad Caasho...
DEG DEG – Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Jubbaland oo mar kale...
Kismaayo (Halqaran.com) – Waxaa goor-dhow magaalada Kismaayo lagu doortay guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka dowlad goboleedka Jubbaland, waxaana doortay xildhibaannada Baarlamaanka.
Xilka guddoonka Baarlamaanka Jubbaland, ayaa...









