Friday, June 5, 2026
27.8 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
News
Ahmed Mohamed

57 Somali students secure scholarship in China

Fifty-seven students have been awarded scholarship opportunities by the Chinese government. Students who secured free learning opportunities will pursue medicine and engineering in top Chinese...
Ahmed Mohamed

RW Xasan Cali Kheyre oo kulamo gaar ah kula qaatay Dhuusamareeb...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud isaga oo kulan wadatashi ah la yeeshay...
Ahmed Mohamed

DAAWO SAWIRRO: Wafdi ka socda DF Somaliya oo aqoon-kororsi ugu soo...

Hamburg (Halqaran.com) - Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Hamburg ayaa kulan sagootin ah u samaysay wafdi ka socday dowladda Soomaaliya oo mudo 8 casho ah ujoogay...
Ahmed Mohamed

XOG XASAASI: Agaasime Madaxtooyo oo Al-Shabaab isku dhiibay!, (Maxaa ku kalifay...

Hiiraan (Halqaran.com) - Warbaahinta maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay Agaasimihii hore ee Madaxtooyadda Maamulka Hirshabelle oo Al-Shabaab isku dhiibay. Xasan Cumar Axmed (Xasan Mahdi)...
Ahmed Mohamed

DAAWO SAWIRRO: Maxaa ka ogtahay Ujeedka Safarka madaxweynaha Somaliland ‘Biixi‘ uu...

Jabuuti (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa Tallaadadii maanta oo ay taariikhdu tahay 03-09-2019 safar shaqo ugu baxay...
Ahmed Mohamed

WAR CUSUB: Khilaaf adag oo ka taagan Badhan, Wasiirro ku sugan...

Badhan (Halqaran.com) - Wararka saaka naga soo gaaraya magaalada Badhan ayaa sheegay in buuq ay kataagan tahay dhismaha Golaha Deegaanka degmada Badhan ee Gobalka...