
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
WAR CUSUB: Maxaa ka jira in Nin la socda mooto Bajaaj...
Muqdisho (Halqaran.com) - Nin la socday mooto bajaaj laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa galabta isku qarxiyay Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir, iyadoo la...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Kheyre oo galabta gaaray magaalada Dhuusamareeb, (Ogow Ujeedkiisa)
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaliya, Xasan Cali Khayre ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug.
Wafdi uu hogaaminayo...
XOG: Maxay tahay sababta ay Somaliland shaqaalaha badan shaqooyinka uga eriday?
Hargeysa (Halqaran.com) - Xukuumadda Somaliland ayaa waxay shaqada ka eriday lix shaqaale, kuwaa oo lagu helay inay isticmaalaan amaba leeyihiin balwad ay ka mid...
XOG XASAASI: Maxaa ka jira in Puntland ay wado qorshe culus...
Garoowe (Halqaran.com) – Warar lagu kalsoonyahay oo ay helayso mareegta Halqaran.com ayaa sheegaya, in dowlad goboleedka Puntland ay waddo qorshe cusub oo ay dooneyso...
Somali police investigate Jubbaland official in custody
Somali Police Force has confirmed the arrest of Jubaland security Minister Abdirashid Nur Janan.
Deputy Police Force Commissioner, Brigadier General, Zakia Hussain said the police...
US vows to weaken al-Shabaab’s capacity
US military is committed to degrading al-Shabaab militarily and financially, US African Command confirmed.
Speaking to Washington Post, spokesman for U.S. Africa Command, John D....









