
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
AKHRI: Taariikhda madaxweynihii hore ee Zimbabwe Roberta Mugabe iyo 5 arrimood...
Zimbabwe (Halqaran.com) – Madaxweynihii hore ee dalka Zimbabwe Robert Mugabe ayaa wuxuu ku dhintay isbitaal ku yaalla Singapore halkaas oo looga daweynayay xannuuno, sida...
TOP NEWS: Somalia win first ever World Cup qualifier
Somalia won their first ever World Cup qualifier with a narrow 1-0 victory over Zimbabwe on Thursday.
Ranked 202 in the world, Somalia halted a...
AU discuss with UN over AMISOM military equipment
Officials from both United Nations and Troop and police-contributing countries to the African Union Mission in Somalia (AMISOM) have discussed the situation of African...
Madaxweynihii hore ee dalka Zimbabawe Robert Mugabe oo geeriyooday
Zimbabwe (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee dalka Zimbabawe Robert Mugabe ayaa geeriyooday, kadib xanuun muddo badan haayay, sida ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah...
DEG DEG: Maxkamadda ICJ oo dib u dhigtay dhageysiga kiiska dacwada...
The Hague (Halqaran.com) - Maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda ayaa dib u dhigtay dhageysiga dacwada kiiska badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya, oo...
DEG DEG DAAWO MUUQAAL: Somaliland oo si jees jees ah uga...
Hargeysa (Halqaran.com) – Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horreysay ka hadashay muran badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya.
Mareeyaha dekedaha Somaliland, Saciid Xasan Cabdullaahi...









