
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
XOG CUSUB: Madaxweynaha Kenya oo sheegay inay dowladiisa ku fashilantay kiiska...
Nairobi (Halqaran.com) - Uhuru Kenyatta, madaxweynaha waddanka Kenya, ayaa si aad ah uga xumaaday hanaanka Wasiirkiisa Arrimaha dibadda Kenya ay u wajahday Dacwadda Badda...
UPDATE: Ciidamada dalka Turkiga oo soo qab-qabtay tahriibayaal badan oo ay...
Turkey (Halqaran.com) - Ciidamada Illaalada Xeebaha dalka Turkiga ayaa gacanta ku dhigay tahriibayaal fara badan oo ay Soomaali ku jirto.
Dadka la qab qabtay waxaa...
XOG + DAAWO SAWIRRO: Ogow Ujeedka Taliyaha Ciidanka daraawiishta Puntland oo...
Hadaaftimo (Halqaran.com) - Taliyaha Guud ee Ciidamada maamulka Puntland, Sarreeye Gaas Yaasiin Cumar Dheere ayaa kormeer ku tagay Saldhigyada Ciidamada Daraawiishta ee Deeganka Hadaaftimo...
DEG DEG: Ciidamada Somaliland oo la wareegay xarunta telefeshinka Horyaal ee...
Hargeysa (Halqaran.com) – Warar goor-dhow na soo gaaray ayaa sheegaya, in ciidamada Somaliland gabal-dhacii maanta ay la wareegeen Xarunta Telefishinka Horyaal, oo fadhigiisu yahay...
DAWO MUUQAAL: Jabuuti oo si Diblomaasiyadaysan ugu sheegtay Madaxweynaha Somaliland ‘Biixi’...
Hargeysa (Halqaran.com) – Sawir Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Jabuuti Looga qaaday ayaa si weyn looga hadal hayaa baraha Bulshada , kaddib markii la arkay...
DAAWO SAWIRRO: Maxaad ka ogtahay Ujeedka RW Xasan Cali Kheyre uu...
Xeraale (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Kheyre ayaa gaaray magaalada Xeraale ee gobalka Galguduud si uu u hubiyo dhaqan...









