
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Maxaa ka ogtahay Heshiiska caalamiga ah oo ay gashay Somaliland, kadib...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa heshiis cusub oo dhinaca horumarinta ah la saxiixday dowladda Ingiriiska, kadib markii ay dhowaan Somaliland...
XOG XASAASI + DAWO MUUQAAL: Ogow Sababta keentay in Somaliland...
Hargeysa (Halqaran.com) – Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horreysay waxay soo dejineysaa qeybo ka mid ah Sidaalka lagu isticmaalo gudaha, waxaan waqtiyadii hore ay...
DAAWO VIDEO: Sida uu Madaxweyne Muuse Biixi uga farxiyay Ciidamada Milateriga...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxwaynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay inaan loo baahnayn in la siyaasadeeyo Ciidamada Somaliland, wuxuuna Shahaadooyin guddoonsiiyey qaar ka mid...
Somali PM pledges to rebuild Hudur sports stadium
Somali Prime Minister, Hassan Ali Kheyre has pledged to provide funding to rebuild Dr. Waberi Sports Stadium in Hudur on Tuesday.
The guarantee was made...
Two al-Shabaab fighters killed in Gedo clashes
Somali National Army (SNA) officials said they killed two al-Shabaab fighters following a foiled attack in Garbaharey on Monday.
The officials’ in Gedo region said...
Somali Captain hopeful for another Victory Against Weak Zimbabwe
Somali national soccer team captain, Ahmed Ali is very hopeful to beat Zimbabwe in the second leg of the 2022 FIFA World Cup on...









