
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
DAWO MUUQAAL: Maxaa kala qabsaday Boqor Buur-Madow iyo Jiif Caaqil Rashiid...
https://youtu.be/syPZpuy3XyI
DAAWO MUUQAAL: Axmed Madoobe oo si kulul u weeraray Madaxda DF...
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Arbacadii maanta Saxaafada kula hadlay Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ee...
WAR CUSUB: Yuusuf Kaba Kudukade ”Ururka Al-Shabaab Waa Gobannimo u dirir”...
Xarardheere (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Maleeshiyaadka Al-Shabaab ugu Magacaaban Gobolka Shabeelaha Dhexe Yuusuf Ciise Kaba Kudukade oo hadal u jeediyay odayaashii soo xulay Xildhibaanadda Baarlaamaanka...
AKHRI WARBIXIN: Waa imise tirada ciidamada AMISOM ee looga dilay gudaha...
Muqdisho (Halqaran.com) - Warbixin la soo saaray ayaa lagu sheegay tirada Ciidamada AMISOM ee looga dilay Soomaaliya tan iyo markii Sanadkii 2007 ay galeen...
UPDATE: Xukuumadda Somaliya oo war deg-deg ah ka soo saartay Odayaashii...
Muqdisho (Halqaran.com) - DF Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay waxa ay ka hadashay odayaashii soo xulay ergadii soo dooratay xildhibaanada golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya...
XOG XASAASI: Maxaad ka Ogtahay Sababta ay Puntland Xabsiga u dhigtay...
Garoowe (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya degmada Badhan ee gobolka Sanaag, ayaa sheegaya, in ciidamada dowlad goboleedka Puntland ay maanta xabsiga dhigeen guddoomiye...









