
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
DAAWO VIDEO: Somaliland oo isku khilaafsan in wafdi ka socda uu...
Hargeysa (Halqaran.com) - Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ka mid ah Baarlamaanka Somaliland ayaa ka hor yimid Wafdiga Somaliland ee doonaya inay ka qayb galaan...
Duqa Muqdisho Cumar Filish ”Xilalka DF Somaliya waxaa lagu salaxay Ciyaalka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Gudoomiyaha Maamulka Gobolka banaadir , ahna duqa Muqdihso, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish), ayaa sheegay in Xilalka Dowladda maalmahaan dambe loo...
Somali police acquire counter terrorism skills in Turkey to deal with...
A contingent from Somali police officers are undergoing training on counter terrorsim operations back home.
The officers drawn from various units of Somali police force...
DHAGEYSO: Duqa Muqdisho ‘Cumar Filish’ oo Digniin culus u diray Shacabka...
Muqdisho (Halqaran.com) – Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish, guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho, ayaa digniin culus u diray shacabka ku nool caasimadda Muqdisho.
Duqa...
Wararkii ugu dambeeyay Afar sarkaal oo booliska faransiiska ah ee lagu...
Paris (Halqaran.com) – Waxaa maanta weerar mindi ah lagu dilay Afar sarkaal oo boolis Faransiis, wuxuuna falkan ka dhacay gudaha xarunta booliska magaalada Paris,...
Local militias recover weapons during a clash with al-Shabaab
At least five al-shabaab fighters and several others injured following clashes with local militias in Hiran region.
Self-organized armed locals known as (Macawiisley) have raided...









