Friday, April 17, 2026
29.7 C
Mogadishu

Duqa Muqdisho Cumar Filish ”Xilalka DF Somaliya waxaa lagu salaxay Ciyaalka Xaafadda”

Duqa Muqdisho Cumar Filish

Muqdisho (Halqaran.com) – Gudoomiyaha Maamulka Gobolka banaadir , ahna duqa Muqdihso, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish), ayaa sheegay in Xilalka Dowladda maalmahaan dambe loo salaxay Ciyaalka Xaafadda.

Cumar Filish oo hadal ka jeedinayay xafladd lagu soo dhoweynayay Taliye kuxigeenka cusub ee Booliska Soomaaliyeed Cusmaan C/llaahi Kaniif ayaa sheegay in mas’uuliyiinta dowladda Federaalka ay xilalka u salaxeen ciyaalka xaafada, wuxuuna ugu baaqay inay doorkooda kasoo baxaan oo ay ka duwanaadaan kuwii ka horeeyay.

“Xilalka dowladda waxaa loo salaxay ciyaalka xaafada, marka waxaa rajeynayaa doorkooda inuu noqon doono door ka duwan dadkii ka horeeyay door wax ku ool ah is jaceylkooda iskaashigooda iyo waxqabadkooda inuu muuqdo ayaa rajeynayaa, in muddo ah magacaabista waxaa ku imaanayay qofkii aniga la ii weydiin lahaa aan tilmaami lahaa”ayuu yiri Cumar Filish.

Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:




Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...