Saturday, June 6, 2026
28.1 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
LATEST HEADLINES
Ahmed Mohamed

President Farmajo to preside the opening ceremony of 6th session of...

Somali President, Mohamed Abdullahi Farmajo is scheduled to lead the opening ceremony of the joint Lower and Upper House of parliament on Wednesday. The head...
Ahmed Mohamed

Sidee Soomaaliya looga xusay maalinta Boostada Adduunka?

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Soomaaliya, Eng: Cabdi Cashuur Xasan, ayaa sheegay in ay heer gaba-gabo ah marayaan dedaallada dib loogu...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Maxay Somaliland kaga jawaabtay dalabka Korneyl Caarre iyo Jabhadiisa?

Hargeysa (Halqaran.com) - Xukuumada Somaliland ayaa ka jawaabtay hadal ka soo yeeray Kornaylka hoggaamiyaha Jabhada ku sugan gobolka Sanaag ee Caarre. Wasiirka dhallinyarada iyo ciyaaraha...
Ahmed Mohamed

PUNTLAND: Ilaa iyo 3000 Itoobiyaan ah ayaan ka musaafurinay deegaanadeena. +...

Garoowe (Halqaran.com) - Maamulka Puntland, ayaa waxa ay sheegeen inay dib u celiyeen Qaxooti Itoobiyaan ah oo ku noolaa deeganada Maamulkaasi, kuwaasi oo gaaraya...
Ahmed Mohamed

Rep Ilhan Omar files for divorce from Husband

U.S. Rep. Ilhan Omar has filed for divorce from her husband, citing an “irretrievable breakdown” of her marriage, US media has reported. Ihlan filed for...
Ahmed Mohamed

Jubbaland forces take new ground from al-Shabaab

Jubbaland regional forces have on Monday liberated Abdalla Birole in Lower Jubba region in Jubbaland state of Somalia. The troops retook the town which is...