
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
XOG XASAASI: Daahir Geelle ‘‘DF Somaliya ma taqaano wada-hadal ee dad...
Kismaayo (Halqaran.com) - Wasiirkii hore ee Warfaafinta Dowladda Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle oo Khudbad ka jeediyay Xafladda Caleema saarka Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed...
AKHRISO: Nuxurka Qodobadii ugu muhiimsanaa Khudbadii uu jeediyay Madaxweynaha Jubbaland
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) - ayaa maanta lagu Caleemo saaray Munaasabad weyn oo ay kasoo...
Leader of Ethio-Somali region congratulates PM Abiy for receiving Nobel Peace...
The leader of Somali regional state in Ethiopia has welcomed the decision by the Norwegian Nobel Committee to award the Nobel Peace Prize for...
Kenya breaks direct flight ban by dispatching delegates to Kismayu
A delegation led by the majority leader of Kenyan parliament, Aden Bare Duale has arrived in Kismayo, the administrative capital of Jubbaland state of...
Nobel Peace Prize: Ethiopia PM Abiy Ahmed wins
The 2019 Nobel Peace Prize has been awarded to Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed who made peace last year with bitter foe Eritrea.
He was...
DAAWO SAWIRRO: Shirka maamullada gobollada iyo degmooyinka Koonfur Galbeed oo lagu...
Baydhabo (Halqaran.com) - Shirkan oo muddo toddobaad ah ka socdey magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay ayaa waxaa loo qabtey masuuliyiinta maamullada goballada iyo...









