
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
DEG DEG + XASAASI: Khilaaf cusub oo ka dhex-qarxay guddiga doorashooyinka...
Hargeysa (Halqaran.com) - Khilaaf ayaa xilligaan waxaa uu ka taagan yahay guddiga doorashooyinka Somaliland, iyada oo siyaabo kala duwan ay uga kala hadleen Madaxweynaha...
ICJ postpones Somalia-Kenya maritime dispute case hearing until June 2020
Public hearings for the maritime case between Kenya and Somalia will now take place in June 2020, Somali Deputy Prime Minister Mahid Guled who...
Somalia and Djibouti to cooperate on information sharing
Somalia and Djibouti will cooperate on information sharing as a means to enhance their bilateral relations.
Djibouti Minister of Information Ridhawaan Abdullahi Bahdoon has arrived...
Three people shot dead in Mogadishu
Three people were shot and killed in Mogadishu Waberi district on Wednesday night.
According eyewitness gunmen killed the three men separately and escaped the scene.
Police...
PM Kheire heads to US to World Bank officials
Somali Prime Minister, Hassan Ali Kheire has flown to United State for World Bank and IMF summit.
The prime Minister’s high-level delegation including some of...
WAR CUSUB: Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta oo lagu wado in ay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweyneyaasha dalalka Soomaaliya iyo Kenya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) iyo Uhuru Kenyatta ayaa waxaa toddobaadka soo socdo la fillayaa in ay...









