Tuesday, August 4, 2026
26.5 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Hirshabelle oo si kulul uga hadlay dilkii Wasiir Karaani, kuna...

Jowhar (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabelle, Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa ka tacsiyeeyay geerida Allaha u naxariistee Wasiirkii Beeraha Iyo Waraabka Hirshabelle Marxuum Cabdulqaadir...
Ahmed Mohamed

Dagaal beeleed khasaare dhimasho iyo dhaawacba geystay oo ka dhacay G/Sool

Sool (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya, in dagaal beeleed oo khasaare geystay uu ka dhacay deegaanka Ari-Cadeeye ee gobolkaasi,...
Ahmed Mohamed

DAAWO VIDEO: Madaxweynaha Galmudug oo baaq deg-deg ah u diray Madaxda...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo xalay saqdii dhexe shir jaraa’id ku qabtay magaalada Dhuusamareb ee xarunta maamulka...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne bad-baadiyay labo gabdhood oo badda ku dhacay!

Portugal (Halqaran.com) - Madaxweynaha waddanka Portugal, Marcelo Rebelo de Sousa, ayaa badbaadiyay labo haween ah oo dhibaato kula kulmau badweynta, kaddib markii ay la...
Ahmed Mohamed

WAR DEG DEG: Wasiir ka tirsan maamulka Hirshabelle oo caawa lagu...

Jowhar (Halqaran.com) – Warar goordhow naga soo gaaray magaalada Jowhar ee caasimadda Maamulka Hirshabelle ayaa sheegaya, in caawa halkaasi lagu dilay Wasiir ka tirsan...
Ahmed Mohamed

DF Soomaaliya oo ballan-qaad fiican u sameysay dowlad goboleedyada dalka

Garoowe (Halqaran.com) - Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Soomaaliya, Mudane Cabdirashiid Maxamuud Xasan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada...