
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
UPDATE: Wararkii ugu dameeyay Shirarka gaar gaar ah ee ka socda...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Waxaa weli magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka gobolka Mudug ka socda shirar gaar gaar ah oo u dhaxeeya Madaxweyne Farmaajo iyo...
Madaxwaynihii dalka Mali oo is-casilay, kaddib markii la soo…
Mali (Halqaran.com) - Madaxweynaha dalka Mali Ibrahim Boubacar Keita ayaa xalay saqdi dhexe ku dhawaaqay inuu iska casilay xilka, kaddibna kala diray baarlamaanka, saacado...
DHAGEYSO: Maxaa sababay in Madaxda Puntland & Jubbaland tegi waayaan Shirka...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Iyadoo xalay uu ka furmay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug Shirkii wadatashiga ee Madaxda DF Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada dalka ayaa...
DF Somaliya ‘‘Taiwan waxay ku soo xad-gudubtay Qarannimada JF Somaliya iyo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka ah Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay Safaarad maamulka Taiwan uu ka furtay Magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland.
War qoraal...
Madasha Xisbiyada Qaran: ‘‘Guddiga Doorashooyinka ee Dhuusamareeb waa ay naga been...
Muqdisho (Halqaran.com) – Madasha Xisbiyada Qaran ayaa waxa ay sheegtay, in guddiga farsamada Doorashooyinka Qaran ee lagu dhisay Dhuusamareeb in uusan wax wadatashi ah...
DHAGEYSO: Rag kufsi kula kacay Wiilal yaryar oo lagu toogtay Baydhabo...
Baydhabo (Halqaran.com) – Laba Nin oo fal kufsi ah u geystay Wiilal yar yar ayaa Talaadada maanta ah lagu toogtay magaalada Baydhabo ee xarunta...









